DAAWO: NOOLE SIDA AADAMIGA U SOCDA MARNA HAWADA DUULAYA OO KAMARADI DUUBTAY DALKA TURKIGA

Diyaar Bakri, (GNN):- Kamarad ku dhegsan jid hay way ah oo ku yaala dalka Turkiga ayaa duubtay, noole dadka badankoodu jin u aamineen, qaarna noolayaasha kale ee meerayaasha inala jaarka ah ka yimaada ku macneeyeen, laakiin aan ilaa wali cid macno buuxa u samaysa la hayn.

Muuqaalkan ayaa kamarada amniga ee jidka magaalada Diyar Bakri ugu wayni duubtay, waxaanu marka hore u socda sida aadamiga oo kale haddana wuu duulayaa waxyar ka dibna uu soo degaya oo dhaqaaqayaa.

 

 

GABILEY.nET

GABILEY OFFICE