DAAWO: Odayaasha Buuhoodle oo si kulul uga hadlay dilkii Cara weyn,masuuliyadana Cali khaliif dusha ka saaray.

Odayaasha iyo wax garadka Deegaanka Buuhoodle ayaa maanta shir ay isugu yimaadeen si kulul uga hadlay dil arxan daro ahaa oo kooxda cali khaliif ka gaysteen deegaanka cara weyn ee gobolka Buuhoodle .

Halkan ka Daawo hadalka duqaytida Buuhoodle.

Gabiley.net