DAAWO:Shil Gaadhi Oo Sababy Dhimashada 14 Ruux Oo Ka Dhacay Dulaadka Magaalada Gabiiley

Gabiley(GNN)Alle Hawnaxariisteen waxa goor dhawyid ku naf waayeey shil gaadhi 14 ruux halka ay ku dhaawacmee 9 qof Oo Kale Shilkan gaadhi ayaa ka dhashay Kadib mirkii ay isku dhaceen laba gaadhi oo noocoogu kala yahay Noah Iyo Laangaruuysal, Gaadhiga Noah-da ayaa la sheegay in ay ka baxday Dhinacan Hargeysa una sii jeeday Dhinaca iyo wajaale halka gaadhiga kalan ee noociisu yahay laangaruusalka uu ka yimi Wajaale kuna soo socday Magaalada Hargeysa.Dhimashadan iyo dhaawacan ayaa isugu jiray rag iyo dumar waxaana uu shilkani noqonayaa shilkii ugu dhimashada badnaa . Halkan kaga Bogo Warbixintasi Oo Dhamays Tiran

shil 7shil 4shil 5shil 2hhhhhhhhh shil 2hhhhhhhhhshil 6hhhhhhhhhhh

shil 8
Gabiley.Net
Office Gabiley