Daawo Siyaasiyiin Iyo Odayaal kazoo Jeeda Koonfurta Hargeysa Oo Fariin Adag U Diray Madaxwayne Siilaanyo

Hargeysa(GNN)Odayaal iyo siyaasiyiin Kasoo jeeda koonfurta magaalada hargeysa ayaa fariin u diray madaxwayne siilaanyo sidoo kalena baaq u diray muuse bixii cabdi Waxaanay odayaashan iyo siyaasiyiintan ay ka hadleen xurgunfta ka taagan tiyaatarka magaalada hargesya.

 

Gabiley.net

Gabiley office