DAAWO: Wafti Culus oo ka socda Jaamacada Carabta oo markii u horaysay taarikhda Somaliland Yimiday.

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo danjiraha Jaamcada carabta u qaabilsan wadamada Afrika ayaa maanta markii u horaysay soo gaadhay Jamhuuriyada Somaliland.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network