DAAWO: Wasiirka Ganacsiga oo xilkii la wareegay iyo Khudbadihii madasha laga jeediyay.

Wasiirka cusub ee wasaarada ganacsiga mudane Xuseen Aaden Cige Dayr ayaa saaka xilkii si rasmi ah ugala wareegay wasiirkii hore mudane Muuse Qaasim.

Halkan ka Daawo hadalada ay madasha laga jeediyay.



Gabileynews.net