DAAWO: Wasiirada Hawlaha Guud iyo Warfaafinta oo faahfaahinaya Dhulka Tiyaatarka ee la isku haysto iyo Inta qof walba la siiyay.

Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryaynta mudane Cali Xasan Maxamed (Mareexan) iyo Wasiirka warfaafinta Cabdilahi Maxamed Dahir Cukuse ayaa xukuumada ka difaacay inayiska hor keen ka dhex wado beelaha wada daga magaalada Hargaysa iyo in meel kaliya laba qof la wada siiyay.

Wasiirka oo arintaasi sharxaya halkan ka Daawo.

Gabileynews Network