DAAWO:Wasiirka Warfaafinta Oo maanta xilkii u kala wareejiyay badasaabkii hore ee Gabiley iyo Badhasaabka cusub.

Gabiley(GNN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi Galinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani Ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay badasaabkii hore ee gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise Shiine iyo Badhasaabka cusub ee dhawaan loo soo magacaabay gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cali.Munaasibadaasi oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay hoolka Dawlada Hoose ee Degmada Gabiley ayaa waxaa kale oo kasoo qayb galay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliiinta Sare Yuusuf Cismaan Garas, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha, Wasiirka Warshadaha, Xildhibaano Golaha Wakiilada, Aqoonyahanka, Madax dhaqameedka, haweenka iyo masuuliyiin kale oo aad u tiro badan
Halkan Kaga Bogowaarbixintasi Oo Dhamaystiran

Gabiley.Net
Office Gabiley