Daawo: Xaaji Cabdiwaraabe oo ka hadlay dadkii shilka ku dhintay ehelkoodiina ka tacsiyadeeyay.

Xaaji Cabdikariin Yusuf ayaa maanta tacsi u diray ehelkii iyo qaraabada ay ka baxeen dadkii faraha badnaa ee shalay ku geeriyooday shilka gaadhi duleedka magaalada Gabiley.
Halkan ka Daawo.


Gabiley.net