DAAWO: Xukuumada Somaliland oo si adag uga hadashay Xaalada deeganka Buuhoodle oo Baryahan nabadgalyo daro ka wadaan kooxda Khaatumo seeg.

Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland mudane Cabdilahi Cukuse ayaa ka waramay mowqifka xukuumada Somaliland ee Deegaanka Buuhoodle.

Halkan ka Daawo.

 

Gabileynews Network.