DAAWO:Barnaamijka Biyo Dhaamiska Deegaanada Abaaraha Ba’ani Ku Dhufteen.

Daawo:Barnaamij Biyo Dhaamiska Degmooyinka Faraweyne, Ballay-Cabane, iyo Darasalaam oo ka mida degaamo badan oo Biyo ay gaadhsiiyeen Hay’adda EAD iyo GH Hoddale. Degaamada kalee illaa hadda biyaha ay gaadhsiiyeen waxaa ka mida Allay-baday , Geed-Ballaadh , Gabiley , Ballayga-Cas iyo Ilinta Bari.   


Info@eastafricadevelopment.org
www.eastafricadevelopment.org