DAAWO:Duqa Degmada Berbera Oo Ka Warbixiyay Waxyaalihii U Qabsoomay Sanadihii U Danbeeyey Golaha Deegaanka Berbera

Duqa degmada berbera cabdishakuur cidin ayaa maanta ka hadlay waxyaalaha u qabsoomay sanadihii u danbeeyey golaha deeganaka berbera waxaana uu sidoo kale uu sheegay inay qorshaysan yihiin inay mashaariico fara badan ka hirgalinayaan gudaha magaalada berbera

 

 

 

 

Log1