DAAWO:Musharax Jamaal oo Ka Hadlay Dekada Macmalka ah ee Ceel-Gerdi iyo Ololaha Waqtiga Abaaraha.

Halkan Ka Daawo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen oo Marki uu Horeysay Ka Hadlay Dekadda Laga Dhisayo Degaanka Ceel-Gerdi

 

 

Log1