DAAWO:Wasiir Xaglatoosiye oo Maanta Kormeer Ku Soo Maray Degaano Ka Tirsan Gobalka Buuhoodle.

Halkan Ka Daawo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Md Saleeban Xaglatoosiye oo Maanta Kormeer Ku Soo Maray Degaanada Sool Joogto Iyo Maygaagle Iyado Si weyn Loogu Soo Dhoweeyo