Farax Cali oo guurkeedii shan bilood ka dib nolosha lagu gubay magaaladda Hargeysa

Alle-ha-u-naxariistee waxa xalay ku geeriyootay Hargeysa Hospital gabadh magaceeda lagu sheegay Farax Cali, sida aanu wararka ku helayno saygeedii ay is guursadeen shan bilood ka hor ayaa nolosha ku gubey.

Gabiley.net waxay tacsi u dirayaan qoyskii ay ka geeriyootay marxuumadaasi, wixii warar ah ee ka soo kordha arrinta kala soco Gabiley.net.