Isbahaysiga KULMIYE ee Bristol oo ka digay in abaaraha dalka la siyaasadeeyo

Isbahaysiga KULMIYE ee Bristol oo ku baaqay in aan abaaraha laga dayin wax siyaasad ah, dadka abaaruhu saameeyeen ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah, balse aanay u baahnayn in la siyaasadeeyo oo qoryo dadka walaalaha ah la iskugu dhiibo.

DSC00362

DSC00358

DSC00359

DSC00363