Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Ka Degmada Berbera Oo Gaadhi Noho Ah Ku Wareejiyay Maamulka Jaamacada Badda Ee Magaalada Berbera.

Berbera(GNN)Maamulka gobolka saaxil iyo ka degmada berbera ayaa maanta si wada jira ugu wareejiyay maamulka jaamacada Badda ee magaalada berbera gaadhi nooca loo yaqaano NOHO ah.

 

GABILEY.NET