DAAWO:Madaxweynaha JSL oo ka qaybgalay Xaflad lagula wareegayey nadiifinta caanaha + SAWIRO.

Hargeysa(GNN) Mdaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay shir labad oo isna lagu qabtay Hotel Ambassador Hargeysa, kaas oo ujeedadiisu ahayd La wareegida Sariibad cusub oo loo dhisay Caanalayda, taas oo loogu talogalay sidii loo ilaalin lahaa Nadaafada, Caafimaadka Caanaha xoolaha iyo sidii loo tayeyn lahaa Xanaanaynta Xoolo naaxinta.

Madaxweynaha oo halkaa ka hadlay ayey ka mid ahayd hadaladiisii “Xoolaha iyo Caanuhu waa tiirka nolosha shacbiga Somaliland, Mashruucan Caanaha lagu nadiifinaayo waa mid muhiim ah, Waxaan u mahad naqayaa EU oo maal geliysay Mashruuca, sidoo kale waxaan u mahadnaqayaa FOA oo fulisay .
Ugu danbayntii waxan shacbiga leyahay aynu ka faaidaysano mashruucan muhiimka ah.

Waanad mahadsan tihiin dhammaantiinba.

 


DSC_0001

DSC_0002

????????????????????????????????????

DSC_0345

DSC_0351

DSC_0355

DSC_0358

DSC_0359

DSC_0361

DSC_0362

DSC_0367

DSC_0368

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

 

 

Log1