Mayarka Gabiley oo Bahda Warbaahinta, Ehelada, iyo Qaraabadiisa ,Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum C/Qaadir Ciid Baay

Gabiley(GNN) Mayarka Gabiley M/Amiin Cumar Cabdi Ayaa Bahda Warbaahinta, Ehelada,Qaraabada ,iyo Asxaabtaba Ka Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Alle Ha u,Naxariistee Marxuum C/Qaadir Maxamed Ciid Baay oo Ka Mid Ahaa Bahda Warbaahinta oo Ku Geeriyooday Magalada Hargaysa Laguna Aasay
Mayarka Gabiley M/Amiin Cumar Cabdi Waxa uu illahay uga Baryay Marxuumka inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Dhamaann Bahda Warbaahinta,Ehelada Asxaabta, iyo Dhamaan Shacabka Reer Somaliland-na Samir iyo iimaanm Ka Siiyo.

AAMIIN                AAMIIN                    AAMIIN

 

 

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE