Mudaharaad Ay Dhigeen Darawaliinta Gaadiidlayda Tigaha Oo Magaalada Burco Ka Dhacay + Sawiro

Burco (GNN) Darawaliinta gaadiidlayda tigaha amaba Loo Yaqaano (Bajaajta)Ayaa saaka mudaharaad ka dhigay gudaha magaalada burco.

Waxaana mudaharadkani oo socday mudo yar oo saacado ah ayaan sababin wax khasaare ah.

1919346_585201484962061_2971649736287398201_n.jpg

Mudaharadkani ayaa ka danbeyay ka dib markii ay maanta amar cusub ka soo saaren maamulka gobalka togdheer iyo kuwa degmada burco in dibu shaandhayn lagu sameyay istamadii ay u bixi jireen Tigaha amaba Bajaajta u Baxda Xafadaha Magalada.

12715405_585201391628737_6262205012989630542_n(1).jpg

Ciidanka Amaanka Gobalka Togdheer ayaa iyagu markiiba gaadhay goobta uu ka socday mudaradkani oo ahayd Afaafka Hore Bridge Deero Oo ah Xaruunta ay ka Rakabsadaan Tigaha u Baxa Xaafadda City

12717482_585201441628732_2532436915763828053_n.jpg
Plasa Ee Magalada burco Waxaanay Ciidamadu Kala Direen Darawalinti Gadiidka Mudaharadayay,Ugu Danbayntii Mudaharadkani ay Dhigeen Darawaliinta Gadiidka Tigaha ayaa ku Soo Beegmaya iyadoo Maalintii Shalay ahayd Badiba Gadiidka Tigaha Lagu Xareyay Taliska Ciidanka Booliska Ee Gobalka Togdher.

12743759_585201424962067_7148711884347353580_n(1).jpg

 

GABILEY.NET