Ogeysiis:Somaliland Soceity NL (Holland) iyo Kulanka Guddoomiyha Hay’adda Qurbo-joogga Somaliland.

ISBARASHO & WAR-ISWAYDAARIS

SOMALILAND DIASPORA AGENCY

Waxaa si xushmad leh loo ogeysiinayaa Bulashada

Somaliland ee ku dhaqan dalka HOLLAND in uu

imanayo Guddoomiyha Hay’adda Qurbo-joogga

( Somaliland Diaspora Agency)

Mr. Abdirahman Abdullahi Hersi

lana qaban doono Kullan muhiim ah oo aad u

ballaadhan oo ka dhici doona Magaalada UTRECHT.

GOORMA?

SABTIDA 20-2-2016

16:00  23:00

XAGEE?

MAGAALADA

UTRECHT

ADRES: SCHOONNEGGENDREEF 27b, 3562 GG UTRECHT

MORE INFO

BARNAAMIJ

SOO DHAWAYNTA SDA

WADA TASHI

ICTIRAAF RAADINTA

JAALIYADAHA SL/NL

AASAASIDDA SSNL

NETWORKING

SUAALO & JAWAAB

QABANQAABADA

JAALIYADA JSL EE NL

SOMALILAND SOCIETY NL

XIDHIIDH

06-54751431

06-84941903

06-84159692

06-11646068

FAAHFAAHIN KALE

WWW.SLFOREIGN.COM

WWW.SOMALILANDDIASORA.ORG