Shil Laba Gaadhi Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargeysa iyo Khasaaraha Ay Sababeen

Hargeysa(GNN)-Laba gaadhi oo noocoodu ahaa Gawaadhida loo yaqaano IStaragooyinka ayaa isku galay Laamida halbawlaha ee Isku Xidha magaaloyinka berbera iyo hargeysa waxaana uu shilkani ka dhacay agagaarka u dhaw Dugsiga Agoomada ee Kuwaydiga.

Shilkan ayaa sababay dhaawac laba ruux iyo Hal qof Oo Ku dhintay.
Sida Sawirka idinka muuqata Labada gaadhi ee Istarooyinka ah ta labada hoose waxay ku jiiftaa laba nin isla markaana mid ahaan uu dhawaac ahaa.
Si kasteba ha ahaate Shilalka baabuurta ayaa maalmahanba soo badanayay iyadoona sababay khasaare fara Badan.
Log11