TACSI Tiiraanyo leh oo Loo Dirayo Ehelada Marxuum Daahir Khayre Bile oo shalay lagu aasay Agamsaha (Arabsiyo).

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

 

(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!

Adeero Daahir Khayre Bile  oo shalay lagu aasay Agamsaha .

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan reer Daahir Khayre Bile iyo dhamaan ehelkii uu ka baxay marxuun Daahir Khayre Bile.Gaar ahaan Xildhibaan Mustafe Sayid Abokor iyo Xaaskiisa Xaali Daahir Khayre iyo caruurtooda. Marxuunka Rabbi qabriga  ha u nuuro janatul  Fardawsana  Illaah ha ka yeelo kii waara.
Dhamaantayo waxaanu leenahay aamiin.
 
Maxamuud Sayid