DAAWO:Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland oo Beeniyay In La Xidhay Taliayaha Saldhiga Dagamda Ibraahim Kood-Buur.

Taliye ku xigeenka Ciidanka booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdirahmaan Liibaan Axmed (Fooxle) ayaa ka jawaabay warar sheegaya in la xidhay taliyihii Saldhiga Dagmada Ibraahim Koodbuur Badal Xasan Qayl .

Taliye Ku xigeenka Ciidanka booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdirahmaan Liibaan Axmed (Fooxle) ayaa xaqiijiyay in aan jirin xadhig lugula kacay taliyaha Saldhiga Dagmada Ibraahim Kood buur taliyaha oo arimahaas ka hadlayaa waxa u Yidhi ” Adeer warkaasi waa been wax ka jiraa ma jiran imikadaa aan kula hadlaayo waxa uu ku jiraa Shaqadisii warkaasina waa been” ayuu ku jawaabay taliye Fooxle .

 

 

 

 

Log1