Daawo: Ururka Haweenka Hoodaale ee magaalada Bristol oo 3200 oo Foosto oo biyo ah kaga qayb galay gar-gaarka dadka abaaruhu saameeyeen ee Galbeedka Somaliland

Bristol Ururka Haweenka Hoodaale ee magaalada Bristol ayaa kaga qayb galay biyo dhaamiska loo samaynayo dadkii abaaruhu saameeyeen ee Galbeedka Somaliland 3200 oo Foosto oo biyo ah (Saddex kun iyo laba boqol).