War Deg Deg Ah :Xildhibaan Diigool Oo Ka Mid Ahaa Golaha Deegaanka Burco Oo Goordhaweyd Ku Geeriyooday Magalada Hargaysa.

Burco(GNN):-Alla Ha U Naxriistee Xildhibaan Maxamed Axmed Maxamuud Diigool Oo Ka Mid ahaa Golaha Deegaanka Degmada Burco Ayaa Goordhaweyd Ku Geeriyooday Cusbitaalka Hargeysa International Ee Magaalada Hargeysa.

Xildhibaan Diigool Ayaa Ka Mid ahaa Xildhibaanka Ugu Da’daweynaa Golaha Deegaanka Burco Xildgibaanka Oo Muddo Koban Xanunsanayay Ayaa Loo Caray Dhankaa Iyo Caasimada Hargaysa Xildhibaan Kayse Oo Aan Khadka Telifoonka Kula Xidhiidhnay Ayaa Shabakada Caalimaga Ee Hadhwanaagnews Uu Xaqijiyeen Inuu Ku Geeriyooday Xildhiaan Dingool Magalada Hargaysa Goor Dhawayd

Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Ka Mida Golaha Deegaanka Degmada Burco Ayaa Shabakada Hadhwanaagnews Oo Khadka Telifoonka Kula Xidhiidhay Usheegay In Ay Marxuunka Maydkiisa ay Usoo Wadaan Magalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Waxana

La Filayaa In Marxunka Lagu Aaas Qaran Lagu Samayn Doono Magalada Burco