War Deg Dega:Maamulka Somaliya Oo Sheegay Inay Joojiyeen Dhamaan Duulimaadyadii Soo Aadi Jiray Jamhuuriyada Somaliland.

Warqad ka soo baxdey xafiiska Agaasimaha Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dalka Soomaaliya Gen. Cabdullaahi Gaafow ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalku si ku-meelgaar ah u joonineyso dhamaan duulimaadyadii u dhexeeyey Dowladda Somaliya iyo Jamhuuriyaddda Somaliland, Xidhiidhka Labadda Wadan ayaa aad usii xumaanaya ,sidoo kale wasiirka duulista iyo hawada somaliland  oo aanu la xidhiidhnay ayaa noo sheegay in ay xukuumad ahaan iyaguna bari jawaabtii ku haboonayd ka bixin doonan.

Log11