DAAWO:“Ha Iskaga Dhiibina Qaadhaanka Gudida uu Magacaabay Madaxwaynuhu ee Sitoosa u Soo Gaadhsiiya Dadkiina…..” Caaqil:Qawdhan.

Gabiley(GNN)Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan Ayaa Si Adag uga Hadlay Wax Ka Qabasho La,aanta Xukumada ee Abaaraha Sidoo Kalena Baaq Dheer u Diray Qurbajooga iyo Gancsatada Gobolada Galbeedka

 

 

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE