Bandhig Faneed Jabuuti Ka Dhacaya Iyo Doorka Xidigaha Geeska Oo Somaliland Ka Socda

Kooxaha Fanaaniinta Xidigaha Geeska iyo Maraykanka oo ah fanaaniin caan ah ayaa Bandhig faneed ku qaban doona Wadanka Jabuuti waxaanay Ka Kooban Yihiin

Fanaaniinta Xidigaha Geeska Waxa Ka Socda

Mursal Muuse Cumar

Yurub Geenyo

Nimcaan Hilaac

Dhinaca Fanaaniinta North America waxa ka socda

Hodan Cabdiraxman

Rahma Rose

Axmed Rasta

Iyo Iidle Yare

Bandhig faneedkan ayaa dhici doona 3 3 2016