Budhcad Badeed Dil Iyo Afduub Gaystay oo Lagu Maxkamadeynayo Dalka Faransiiska.

Paris(GNN):-Barcad Badeed somali ah ayaa la soo sheegaya saaka in maxkamad lagu saarayo magalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska .

Ragani Maxkamada la soo tagidoono ayaa ah tiradii ahaan 7 ruux oo Somali wada ah kuwaasi ayaa loo heestaa afduub iyo dil ay u geesteyn dalxiisayaal.

Dhalinyaradani ayaa lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen afduub loo geestay dooni ay sarnaayen lamaani Faransiis ah oo ku dal xiisayay xeebaha Somaliya.

Afduubashada inta ay socotay waxaa ku dhintay ninkii qabay naagta oo isku dayay in uu ka fagato burcad kuwaasi ayaa toogtay kadibna watay naagtaisa.

Ciidamada bada ilaaliya ee NATO ayaa qabtay dhalinyaradani kuwaasi oo geeyay markii danbe magalada Paris ee ah casimada dalka Faransiiska .