DAAWO: Badhasab xigeenka Gobolka Saaxil oo ka waramaya sida loo dilay Taliye Casayr.

Allah ha unaxariistee Taliyahii qaybta gobolka Saaxil C.rasaq yusuf Casayr ayaa maanta koox hubaysani ku dileen deegaanka Biyooley.

Badhasaab ku xigeenka gobolka saaxil oo la socday taliyaha markii la dilayay ayaa ka warbixinaya siday wax u dheceen .

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.