DAAWO: Barnaamij Xiiso Badan Sakariye Cawke oo waraysanaya Yasmin Yusuf Garaad.

Sakariya Axmed Xasan Cawke oo ah soo saaraha Barnaamijka dhalinyarada ee Tv ga Somali Cable ayaa waraysi aad u qiima badan la yeeshy Yasmin Yusuf Garad oo ah gabdh yar oo ku dhalatay waxna ku baratay wadanka Ingiriiska.

Halkan ka daawo .

Gabileynews Network.