DAAWO: Cadar Muumin oo ah Ayeeyo ku nool Deegaanka Xariirad oo ku shaqaysa Baabuurta waaweyn ee Xamuulka.

Cadar muumin oo ku dhaqan Degmada Xariirad ee Gobolka Salal ,waxa ay ku xamaalataa baabuurta waaweyn ee xamuulka ah oo wadidoodu ay aad u dhib badan tahay,Cadar oo ah hooyo ay caruurteedu caruura dhaleen kuma koobna oo kaliya inay baabuurta wado ,waxayse ka saartaa waxii cilad farsamo gaadhigeeda lasoo gudboonaada.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.