Daawo:-Cuqaasha, Salaadiinta iyo Duqa Degmada Wajaale Oo Bulshada Gobolka Gabiley Ugu Baaqay Qaadashada Kaadhka Codbixinta.

Wajaale(GNN):-iyadoo Maalintii Labaad Ay Gashay Diwaan galinta ka socota gobolka gabiley ayaa salaadiinta cuqaashta iyo maamulka heer gobol iyo heer degmo si laxaad leh uga qayb-qaateen
halkan ka daawo, salaadiinta iyo maamulka.

Wajaale Somaliland
gabiley news Network
Axmed Osmaan.