DAAWO: Diiwaangalintii Gobolka Awdal oo Lasoo gabagabeeyay iyo Masuuliyiin badan oo ka hadlay.

Diiwaan galinta Codbixiyayaasha oo ka socotay Gobolka Awdal 28 cisho ee u danbeeyay ayaa saaka si rasmi ah u xidhantay .

Halkan ka Daawo masuuliyiin kala duwan oo arintaa ka hadlay.

Gabileynews Network.