DAAWO Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Oo Maanta Si Rasmiya uga Bilaabantay Gobolka Gabiley

Gabiley(GNN) Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Oo Maanta Si Rasmiya uga Bilaabantay Gobolka Gabiley  Sidokalena Kulan Balaadhan Oo Ku Sahabsan Furitaanka Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Ayaa Lagu Qabtay Hoolka Dawlada Hoose Ee Gbailey waxana Goob Joog ka Ahaa Wasiirada maaliyada Ganacsiga Beeraha  Xildhibaano ka Tirsan Golaha wakiilada Salaadiinta cuqaasha waxgaradka xildhibanada Golaha Deegaanka iyo marti sharaf kale waxayna Masuuliyiintasi iska Daba Mareen Hadalo Ku Taxaluuqa Mihiimada Is Diwaan galinta

Gabiley.Net

Office Gabiley