Daawo Gabiley Cuqaasha Siyaasiyiinta Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka Reer Gabiley Ayaa Taageeray Go aanka Xukumadu Ka Gaadhay In Dib Loo Dhigo Diwaan Galinta Codbixiyayaasha

Gabiley(GNN) Cuqaasha Siyaasiyiinta Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka Reer Gabiley Ayaa Taageeray Go aanka Xukumadu Ka Gaadhay In Dib Loo Dhigo Diwaan Galinta Codbixiyayaasha somaliland Sidokalena waxay Komishanka Qaranka Ka Cod sadeen In la Tixgaliyo Codsigoda islamarkasina marka Ay Maroodi Jeex Ka Bilaabmayso Dib Logu soo Celiylo Sanaduq Gabiley si ay Dadkii Aan is Diwaan Galin isku Diwaan Galiyan


Gabiley.Net
Office Gabiley