DAAWO: Ganacsade Jaamac Omaar oo deeqdii ugu balaadhnayd gaadhsiiyay Gobolka Awdal.

Ganacsadaha wayn ee Jaamac Oomar ayaa deeq aad u balaadhan oo isugu jirta raashinka noocyadiisa kala duwan gaadhsiiyay dadka ay abaaruhu sida xun usaameeyeen ee Gobolka Awdal.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.