DAAWO: Golaha Guurtida oo Baaq kasoo saarey Abaaraha,Nabadgelyada iyo Diiwaan galinta.

Golaha guuritida Jamhuuriyada Somaliland oo saaka kulan ku yeeshay xarunta golahaasi ayaa baaq kasoo saaray arimaha u danbeeyay ee dalka ka jira,sida abaaraha ,diiwaan galinta iyo nabad galyada guud.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.