DAAWO GUDDOOMIYE CIRRO OO SHAACA KA QAADAY IN AY WADA HADAL LA FURAYAAN GARABKA IS-BAHAYSIGA KULMIYE

Hargeysa (GNN)-Guddoomiyaha aqalka Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaraadka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro”ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday inuu Xisbiga WADDANI  wada haddal la furaayo garabka isbahaysiga KULMIYE.

 

 

GABILEY.NET