Daawo Gudiga Abaaraha Gabiley Oo Dhaliilo Usoo Jeediyay Shirkadaha waawayn Ee Gobolka Ka Hawlgala.Marka Laga Reebo Telesom

Gabiley(GNN) Gudiga Abaaraha Gobolka Ggabiley Gabiley Ayaa Maanta Waxay Deeq Lacaged Ka Gudomeen Jaaliyada Reer Gabiley Ee Biristol Gaar ahaana Ururka Hada Sidokalena waxay Gudiga Abaaruhu Deeq Raashin Ah Ka Gudomeen Qaar Kamid ah Ganacsatada Reer Gabiley Oo Iyaguna kaga Qayb galay Deeq Raashin Ah Oo Ay Ugu Tabaruceen Dadka ay Abaaruhu Sameeyen Ee Gobolkani
Waxa Kalo ay Gudiga Abaaraha Gabiley Dhaliilo Usoo Jeediyay Shirkadaha waawayn Ee Gobolka Ka Hawlgala

Marka Laga Reebo Shirkada Is Gaadh Siinta Ee Telesom Group Oo Iyadu Qayb LaXaad leh Ka  Qaadatay Taakulada Loo Fidinayo Dadka Ay Abaaruhu Sameeyen Ee Gobolka Gabiley Waxayna Shirkada Telesom Inta Badan Hormod Ka Noqotaa Wax Ka Qabashada Adeegyada Arimaha Bulshada

Iyagoo Inta Kalena Ugu Baaqay Inay Ka Qayb Galan Taakulada Abaaraha Ee Loo Fidinayo Dadka Jilicdasan Waxayna Ganacsatada shirkadahasi Kula Dardaarmen In ay Dadkoda U Naxan

Gabiley.Net

Office Gabiley