Daawo:-Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ka Warbixiyey Dad Gaajo Ay Abaartu Sababtay ugu Dhintay Deegaanada Hoos Yimaada.

Borama(GNN):-Daawo:-Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ka Warbixiyey Dad Gaajo Ay Abaartu Sababtay ugu Dhintay Deegaanada Hoos Yimaada.Laba Qof ayaa Ku Dhintey Abaaraha Ka Jira Gobolka Awdal Gudooomiyaha Gobolka Ramaax oo Dadaal Xoogan Galiyey Samata Bixinta Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen.

Borama Somaliland
Gabiley News Network