DAAWO: Gudoomiyaha Guurtida oo ka Hadlay Xaalada Buuhoodle iyo Diiwaangalinta.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Suleymaan Maxamuud Aaden oo saxaafada la hadlayay saaka ayaa ka hadlay xaalada Buuhoodle iyo arimaha Diiwaan galinta .

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.