DAAWO: Gudoomiye Cirro muxuu ka yidhi Musuqmasuqa la sheegay inuu Golaha dhex hoganayo.

Gudoomiyahii gudida dabagalka hantida qaranka iyo musuqmaasuqa ee golaha wakiilada Maxamed Obama ayaa shalay sheegay in musuqmaasuq badani dhex hoganayo Golaha wakiilada isla markaana ay soo diyariyeen warbixn arintaa ka hadlaysa.

hase yeeshee Gudoomiye Cirro uu xilka ka qaaday markuu ogaaday warbixinta waa siduu hadalka u dhigaye.

Hadaba Gudoomiye Cirro oo arintaa ka hadlaya waxa uu yidhi .

Gabileynews Network.