DAAWO: Gudoomiye Cirro oo ka dareen celiyay is casilaada Muj.Boobe Y. Ducaale.

Gudoomiyaha xisbiga wadani mudane C.raxman Maxamed cabdilahi Cirro ayaa markii u horaysay ka hadlay sida uu u arko Xoghayihii warfaafinta xisbigiisa Mujaahid Boobe oo saaka ku dhawaaqay in uu xisbiga wadani ka baxay.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.