Daawo:-Hawal-galkii Ciidamadii SNM kusoo Badbaadiyeen Muj C/laahi Askar, Taxanaha Taariikhda

Hargeisa(GNN):-Alle Ha U Naxariistee Mujaahid C.laahi Askar oo kamid Ahaa halgamayaashii SNm kadib markii dawlada dalka iyo dadkaba gumeysiga ku haysatay gacanta ku dhigeen islamarkaana xabsiga dhigeen ayaa ciidamadii dhaqdhaqaaqa wadaniyada ee snm xoog ku galeen xarunta ciidanka birjeex oo wakhtigaasi uu ku xidhnaa Hadaba sidee falkaasi ay ugu guuleysteeen daawo muuqalka dhacdadaasi, qaybta koowaad.

Kaydka Somaliland Space Channel Tv

 

Hargeisa Somaliland

Gabiley news Network

contactgabileynews@gmail.com