Daawo Jaaliyada Kunol Magaalada Edmonton Alberta Ee Dalka Canada Ayaa Deeq Lacaged Oo ay Soo Diren Waxay usoo Wakiishen Islamarkana Maayarka Kusoo Hagajiyay Axmed Cabdilaahi Cadare

Gabiley(GNN) Jaaliyada Reer Gabiley Ee Kunol Magaalada Edmonton Alberta Ee Dalka Canada Ayaa Deeq Lacaged Soo Gaadh Siyay Gudiga Abaaraha Gabiley Deeqdan Oo Dhanayd 1725 Dolar Ayaa Waxa Soo Gaadhsiyay Axmed CabdilaahiCadare Waxana Deeqdani Gudiga Ku Wareejiyay Maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi

Gabiley.Net

Office Gabiley