DAAWO: Jamaal Cali Xusen ” Muse Biixi iyo Ina Aw Siciid waxay fara galin qaawan ku hayaan Xisbiga UCID iyo Saldanada Subeer Awal ”

Murashaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Jamal Cali Xuseen ayaa maanta ku eedeeyay Gudomiyaha Xisbiga UCID iyo Ganacsadaha Maxamed Aw siciid inay fara galin qaawan ku hayaan Xisbiga UCID iyo saldanada Subeer Awal .

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.