Daawo Maayarka Gabiley oo Jaaliyada Canada Uga Mahad Celiyay Deeq Lacaged Oo Ay Soo Gaadhiyen Gudiga Abaaraha Ee Gabiley.

Gabiley(GNN) Maayarka Gabiley Mudane Maxamed Amiin  Cumar Cabdi Ayaa Jaaliyada Canada Uga Mahad Celiyay Deeq Lacaged Oo Ay Soo Gaadhiyen Gudiga Abaaraha Ee Gabiley Lacagtasi Oo Dhanayd  $ 8660 Dolar

Maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi waxa Uu Sidokale  Duco iyo Mahad Naqba U Diray Dhamaan Jaaliyadii iska Soo Uruurisay Deeqdani Lacaged Ee Ee Qadarkedu Dhanaa $ 8660 Dolar

Gabiley .Net
Office Gabiley