Daawo-Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha Dalka.

Hargeisa(GNN):-Daawo-Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha Dalka.Waxaana Kulankaasi ka Dib Faahfaahin ka Bixiyey Wasiirka Wasaaarada Madaxtooyada Iyo Gudoomiyha Maxkamada Sare Ee Somaliland.

Hargeisa Somaliland
gabiley news Network